Erdogan was re-elected as the president of Turkey


 GUUSHII LA SUGAYAY  May-28-2023

Erdogan oo mar kale ku guulaystay doorashada madaxweyne-nimada Dalka Turkiga.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa doorashadii ku celiska aheyd ee madaxweynaha Dalka Turkiga ku guuleysay, kadib markii uu Kemal Kilicdaroglu uu ku dhaafay 52%, halka ninka ka soo horjeeda uu helay 47.7  sida ay shaacisay walaaladda wararka ee AFP iyo Anadolu.

Guusha Recep Tayyip Erdogan ayaa loo aarkaa in ay sii ifinayso mustaqbalka suuban ee Dalka Turkiga iyo saaxiibada dhow.

DABAALDEGYADA CAALAMKA EE GUUSHA ERDOGAN


HAMBALYO HAMBALYO 


Post a Comment

0 Comments