Baro Xirfada Graphic Design

Waa maxay Graphic Design

Graphic Design waa xirfad xiriirin ah oo aad u saraysa adigoo adeegsanaya midabo, qoraal, sawiro, qaabab aad xulatay, islamarkaana qofku ku kasban karo shaqo ama dhaqaale ku filan.

Graphic Design waxaa lagu sameeyaa sida:-

  • Boodhadhka.
  • Sticker-da
  • Loogada
  • Brochures-ka
  • Book Mockup-la 
  • Web design-ka
  • Mobile design-ka
  • Tiimbaraha iyo kuwoo fara badan 

Hadaba si aad u barato xirfada Graphic Design horey u gaar Xarunta Sahalsoftware ee Kismaayo ama Xarumaha kuu dhow,, sidoo kale waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa.adigo gujiya link-ga hoose ee Whatsap-ka.


Linkiga ku dhufo si aad isu diiwaan geliso: Share on WhatsApp

Post a Comment

0 Comments