Sahalsoftware College Kismayo

 
Sahalsoftware College Kismayo

Waa Xarunta ugu caansan guud ahaan Gobboladda Jubbooyinka xagga IT-ga, waxaana Maamule ka ah Eng Saleebaan Colaad oo kugu soo dhowayn doono halkaa.

Sahalsoftware College Kismayo 
  Waa Xarunta ugu caansan guud ahaan Gobboladda Jubbooyinka waxaana lagu bartaa qeybaha kala gedisan ee teknoolijiyada sida:

·        Mavis / Typing

·        Operating Systems / last versions

·        Microsoft Office / last versions

·        Social Network

·        Hardware

·        Software / Types of software

·        General Accounting

·        Financial Accounting

·        Managerial Accounting

·        QuickBooks

·        Peachtree / Sage

·        Tally Erp9

·        Graphic Design

·        Video Editing

·        HTML 5

·        CSS

·        Python

·        Management

·        Leadership

·        Human Resource

·        Office management

·        MEAL

·        Time management

·        Digital Marketing /Marketing

·        Thesis writing

·        Teacher Training

·        GIS (Geography Information System)

And more ……

Xarunta Sahalsoftware Kismayo waxa ay ku taalaa  Xaafadda Calanley gaar ahaan Dalcadda dhabarka dambe ee Masaajidka Salaaxu-diin. Hadaba ka faaidayso waqtigaaga oo baro xirfado aad ku shaqaysatid.


Post a Comment

0 Comments