Basic Computer


Basic Computer 

Xarunta Sahalsoftware Kismayo waxa ay qaadanaysaa fasalo cusub oo lagu baran doono basic Computer, taasoo laguugu tusin doono si practice ah , Casharada aad ku qaadan doonto waxaa ka id ah :

Operating System -Windows 10/11

Microsoft Word 2021

Microsoft Excel 2021

Microsoft Access 2021

Microsoft Powerpoint 2021

Microsoft Publisher 2021

waxaa kuu dhiga doona Eng Saleebaan Colaad Jaamac oo ku takhasusay cilmig technology-da

hadaba si aad isu diiwaan geliso riix linkaga hoose 

Share on WhatsApp

Post a Comment

0 Comments