·
Si aad website-kaaga Postiyo usoo geliso waxaad furtaa
Browser-kaaga
·
Ku qor www.blogger.com
/ kasii tag Posts /+NEW POST.
·
Title-ka ku qor cinwaanka Postigaaga /qeybt wareega
cas kasoo geli sawirada ama Video-yada/ Qeybta hoosane ku qor qoraalkaaga.
Qeybta midig lebel geli /publish / confirm. (eeg jaantuska hoose
Inserting New Pages
·
Si aad page usoo geliso waxaad tagtaa “Pages / +New
Page” /Title ku qor tusaale “Home” / qeybta search Description qoraal kooban ku
qor /Publish / Confirm.
·
Si aad usoo muujiso HOME page-ka waxaad tagtaa qeybta “Layout”
/ Page List(Top) qalinka saaran ku dhufo/kadib muuji / Save.
·
Sidaa si la mid ah dooro pages-ka aad doonaysid in ay
xaga sare uga soo muuqdaan.
·
Page kasta link-giisa soo qaad kadib waxaad tagtaa
Layout / Page List / Add a new item / magaca page-ka dooro / Linkiga hore masax
/Link-ga page kaaga soo geli halkaa /save.
· Si aad usoo geliso Popular posts / waxaad tagtaa Layout /sidebar-ka midig / + Add a Gadget / Popular Posts /Title-ka ku qor” Popular Posts” /All time /Number of shown post =3 /Save/ Save kale/ kadib hoos mari
Qeybta 4aad la soco xilliga xiga haddii eebe idmo.
(@ Eng. Saleebaan C. Jaamac)
0 Comments