Qeybtii 2aad ee abuuridda Website free ah (Setting)

 

Qeybtii 2aad ee abuuridda Website free ah (Setting)

·        Si aad website-kaaga wax ooga bedesho waxaad tagtaa  “Setting”

·        Title-ka hoostiisa Description-ka qoraal kooban ku qor oo ku saabsan Webkaaga.( 0----500 ) eray /Save.

· Qeybta Post / Max posts shown on main page ka dooro 7---9.

· Qeybta Commenti-ga / Who can comment/fur oo ka dooro “users with google accounts”.

· Meta tags / fur /qeybta hoose ee search description ku qor qoraal kooban.

·   Qeybta “General” hadaad doonayso sawirkaaga iyo profile –kaaga inaad saarato fur badhanka saaro ama wax ka bedel kadib save garee.

· Waxaan ka baxnay qeybta setting / waxaan gelaynaa qeybta “Theme” oo ah jaangoynta qolfofka Web-kaaga.

· Waxaad tagtaa /Theme / dooro naqshada Emporio iyo midabka aad doonayso / Apply ka dooro kadib si aad u save garaysid ama preview si aad hordhac ahaan u aragtid naqshada kusoo baxaysa.

Description-ka waxa aad gelisaa qoraal webka ka hadlaya sida aad sawirka hoose ku aragatid


Qeybta Profile-ka sidan ayuu u muuqanayaa markaad furato ama tikta saarto

Ugu dambayn waxaad doorataa qolfofka Web-kaaga adigoo tagaya "Theme"

Qeybta 3aad la soco xilliga xiga haddii eebe idmo.

(@ Eng. Saleebaan C. Jaamac) 


Post a Comment

0 Comments