Sidee loo abuuraa Website free ah?
Raac Talaabooyinka soo socda:
·
Waxaad
furataa browser-kaaga oo ku qor: www.blogger.com
·
Kadib
dooro create your blog.
·
Account-gaaga
Gmail ku gal oo ku xir passwordkaagana geli.
·
Kadib
daaqada kuusoo baxda ka dooro “Create Blog”
·
Magac
aad doonto ku qor title-ka / Next
·
Laakiin
address-ka waa kan muhiimka ah ee uu webkaaga lagu geli doono, tusaale :
waxaa kuusoo baxaya Emailka ka dib bogga aad hoos sawirkiisa ku aragtid, kadib creat ku dhufo
Then enter an Address or Title, Enlarge the first letter (Capital letter) /NEXT
Finally enter your desired/Save Web Address. Example :Attention
Special (F.G.)
Ogow (.blogspot.com)
He adds it because he is free, you know if the name
adopted he will refuse, so follow a number such as calanley23 or kismayo114
etc., also the capital letter do not write the small letters make it like
a,b,t,j,c,k.m,d,f,l,.........................y, don't do any space for it.
Part 1: If you have made the comment, write it at the bottom of the website by entering your email and that you have succeeded.
Congratulations if you have arrived
Part 2: Hopefully follow the next
(@ Eng.Saleeban C. Jama) Learn a free profession and
1 Comments
Maashaa Allaah Mahadsanid
ReplyDelete