Qeybta 4aad Adding New Blogger Templates

Sida template-ka Website-kaaga  loo bedelo

·        Waxaad soo furataa Browser-kaaga waxaad ku qortaa: www.gooyaabitemplates.com

·        Waxaa ku dhufataa qeybta sare “By Topics”

·        Waxaad ka doorataa “PERSONAL PAGES” / Download Blogger / TUTORIAL ka sii dooro ama nooca aad doonayso.

·        Ku dhufo midka aad dooratay kadib download/Ok.

·        Kadib wuxuu soo dagayaa isoo zip ah

Ogow aniga waxaan doortay Personal Pages laakiin adiga xor ayaad u tahay midka aad doonto .

·        File ka Zipka ah kala fur kadib waxaad tagtaa blogger-kaaga /theme /Costomize/ Restore ka sii dooro /Upload.

·        Kadib markuu ku keeno computer-kaaga ka dooro khaanada uu kuu yaalay /fur folder-ka Tutorial /Tutorial free Version ku dhufo

·        Waxaad arki doontaa Website-kaagii oo theme cusub yeeshay ama bedelmay.

·        Ku noqo qeybta blogger-ka /Theme /Costomize ka dooro si aad midabada wax ooga bedesho.

Sawirka Zip File-ka

Qeybta 5aad la soco xilliga xiga haddii eebe idmo.

(@ Eng. Saleebaan C. Jaamac) 


Post a Comment

0 Comments