Google AdSense

Qeybta 5aad Wax ka bedelka iyo naashnaashka Webka

Marka aad soo geliso theme cusub wuxuu kusoo kordhiyaa qeybo cusub, hadaba si aad waxna ooga xirto ama u bedesho raac tusaalaha hoose

·        Waxaad soo kicisaa bloggerkaaga / Layout / Sidebar /dooro Attribution /Qalinka Edit ku dhufo iska xir ama masax(Remove)

·        Sidaa oo kale qeybtii aadan doonayn u samee oo iska xir sida pages-ka.

·        Waxaa inoo haray qaybta naashnaashka waxaana ka dhiganaynaa qormadeena 7aad i.a.

Google AdSense

Qeybta 6aad: Sida Webkaaga Google Adsense loogu xiro lacagna looga sameeyo

·        Bloger-kaga ka tag “$ Earning” / ka dooro “CREATE ADSENSE ACCOUNT”

·        Buuxi form-ka jaantuska aad ku aragtid


ss


Qeybta 7aad la soco xilliga xiga haddii eebe idmo.

(@ Eng. Saleebaan C. Jaamac)

 

Post a Comment

0 Comments