Website-yadu waxa ay leeyihiin logo ama
calaamad u gaar ah, hadaba si aad usoo geliso website-kaaga logo u gaar ah raac
talaabooyinka soo socda
·
Marka
hore diyaarso logo ama icon / kadib
- · Waxaad soo kicisaa bloggerkaaga / ku qor www.favicon,io
- ·
Dooro “Converter” hadaad logo haysato hadii kale “Generator”
oo hada samayso logo yar.
- ·
Hadaba anaga waxaan doornaynaa “Converter” si logo-da
aan haysano loo bedelo.
- ·
Kadib soo geli loogadaada adigoo dooranaya “drag and
drop your file”/ Download.
- ·
File-kaaga wuxuu soo galayaa qeybta downloadka ee
computer-kaaga isagoo Zip ah.
- ·
Zip file-ka kor tag midigta ku guji dooro Extract here
waxaa kuusoo baxaya loogooyin badan waxaana mudan kan ay ku qoran tahay
favicon.
- ·
Halkaa marka aad joogto waxaad dib ugu laabataa
blogger-kaaga ku dhufo Favicon meesha ay ku qoran tahay sida sawirka hoose
kaaga muuqda.
- ·
Ka dooro Browser /soo qaad loogadii aad yaraysay /
Save.
- · Sidaa waxaad webkaaga u samaysay logo kuu gaar ah
Qeybta 8aad la soco xilliga xiga i.a
(@ Eng. Saleebaan C. Jaamac)
0 Comments