Sida loo xidho sawirada
Website-kaaga ku jira, raac talaabooyinka hoos ku qoran:
- · Soo copy garee file link-giisa hoos aad ku aragtid.
- · Kadib waxaad tagtaa blogger-kaag / Theme / Costomize ku dhufo
- ·
Waxaad doorataa Advanced oo dhinaca bidix ah / Theme
colors ku dhufo/ Add css ka sii dooro kadib link-gii aad wadatay halkaa dhig oo
ku baste garee.
- ·
Ugu dambayn refresh garee webkaaga, waxaan filayaa in sawiraada
kuu xafidnaan doonaan oo aan lala degi karin si sahlan.
- ku dhufo linkiga hoose
Halkan ka rogo file-ka sida sawirada webka loo xidho
Qeybta 9aad la soco xilliga xiga i.a
(@ Eng. Saleebaan C. Jaamac)
0 Comments